Al-Shabaab oo dib u qabsatay degaanka Janaay Cabdalle iyo Ciidamadii huwanta oo..

Al-shabaab ayaa maanta gelinkii dambe dib ula wareegtay gacan ku haynta degaanka Janaay Cabdalla oo qiyaastii 60Km galbeed uga beegan magaalada Kismaayo sida ay sheegtay kooxdan oo War soo saartay caawa. Al-shabaab ayaa intaas ku dartay iney halkaas isaga baxeen ciidamadii huwanta ee isbuucii lasoo dhaafay qabsaday, ayna taasi u suuragelisay iney mar kale galabta … Continue reading Al-Shabaab oo dib u qabsatay degaanka Janaay Cabdalle iyo Ciidamadii huwanta oo..